Cadarle & 7 Gabdhood – Nuur Shariif waa actar caan ah oo
Cadarle & 7 Gabdhood – Nuur Shariif waa actar caan ah oo u dhashay dalka Masar kaasoo looga bartay aflaan & musalsalo qisooyin macaan leh kuwaasoo aad looga daawado dalalka carabta, Musalsalkan ayaa ah mid uu isaga yahay nin iibiya dukaan lagu iibiyo cadarada kala duwan ee la isku carfiyo ama ay dumarka aad u jecel yihiin, hadaba dukaankiisa ayaa wuxuu kula kulmayaa dad kala duwan kuwaasoo ay ka mid yihiin dumar aad usoo jiidasho badan.
Arab television drama or Arab soap opera (also known as “مسلسل”, musalsal, plural musalsalat) is a television form of melodramatic serialized fiction.The musalsalat are similar in style to Latin American telenovelas.They are often historical epics about Islamic figures or love stories involving class conflict and intrigue. The word musalsal literally means “chained, continuous”.
During the evenings of the month of Ramadan, after the Iftar meal is eaten to break the day’s fast, families across much of the Arab world watch these special dramas on television.