Qiyaamo – Baraajii Musalsal Hindi oo qiso aad u macaan leh.

Qiyaamo – Baraajii Musalsal Hindi oo qiso aad u macaan leh. Musalsalkan waa mid qiso macaan kuna saabsan gabar sabar badan oo la magac baxday Baraajii, Musalsalkan ayaa deegaanada Soomaalida kuyeeshay saameyn iyadoo alaabada lagu iibiyo suuqyada & nooc ka mid ah qaadka loo bixiyay Baraajii. Sidoo kale qiyasada musalsalka ayaa ah mid aad u sareysa oo si wanaagsan looga shaqeeyay waxaana idiin soo diyaariyay shirkada Saafi Films.

Bollywood formally known as Hindi cinema is the Indian Hindi language film industry, based in the city of Mumbai, Maharashtra, India. Bollywood is only a part of the larger cinema of India also known as Indywood, which includes other production centers producing blockbuster films in many other Indian languages.

Telugu and Tamil cinema represent 36%, and the rest of the regional cinema constitutes 21% as of 2014.Bollywood is also one of the largest centers of film production in the world. Furthermore, Bollywood is one of the biggest film industries in the world in terms of the number of people employed and the number of films produced.

Close